HomeWararAkhriso:-Ajendayaasha kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka

Akhriso:-Ajendayaasha kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah lagu wadaa in kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Xildhibaanada Golaha ayaa xalay waxaa loo diray farriimo ku aadan in uu kulan jiro, isla markaana looga baahan yahay inay kasoo qeyb galaanka kulankaas, si loo dardar-geliyo howlaha shaqo ee […]

- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah lagu wadaa in kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Xildhibaanada Golaha ayaa xalay waxaa loo diray farriimo ku aadan in uu kulan jiro, isla markaana looga baahan yahay inay kasoo qeyb galaanka kulankaas, si loo dardar-geliyo howlaha shaqo ee Baarlamaanka horyaalla.

- Advertisement -

Ajendaha kulanka ayaa waxaa uu yahay Akhrinta labaad ee H/Sh Adeegyadda Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed, Akhrinta labaad ee H/Sh Dhismaha Hay’adda Diiwaangalinta iyo Bixinta Aqoonsiyada Dadweynaha iyo u Codeyta W/B Sharciga Hantidhawraha Guud ee Dawladda.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maalin kahor sheegay in kulamada Golaha la dardar-gelin doono, maadaama shaqooyin dhowr ah ay horyaallan, xili muddo xileedkooda uu wax yar ka harsan yahay.

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa maalin kahor ansixiyay Golaha Wasiirada Cusub ee Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, waxaana weli golaha laga doonayaan qabashada shaqooyin farabadan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories