HomeWararWasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kalan la qaatay  Safiirka Shiinaha

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kalan la qaatay  Safiirka Shiinaha

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Axmed Ciise Cawad ayaa ku qaabilay xafiiskiisa uu ku leeyahay dhismaha Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qin Jian. isagoo kala hadlay xiriirka labo geesoodka iyo siyaabaha lagu xoojin karo iskaashi dhinac weliba leh oo u adeegaya dano wadaagga labada dal iyo […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Axmed Ciise Cawad ayaa ku qaabilay xafiiskiisa uu ku leeyahay dhismaha Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qin Jian.

isagoo kala hadlay xiriirka labo geesoodka iyo siyaabaha lagu xoojin karo iskaashi dhinac weliba leh oo u adeegaya dano wadaagga labada dal iyo labada shacab ee saaxiibada ah.

- Advertisement -

Intii kulanka lagu guda-jiray waxa uu Wasiirka Arrimaha Dibadda carabka ku adkeeyay xiriirka dhow ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha, isagoo carabaabay himilada Muqdisho ee ah in ay ka shaqayso sidii hore loogu sii hore loogu dhaqaajin lahaa geedi socodka qotodheereynaya wax wadaagga istiraatiijiyadeed ee kala dhexeeya Bakiin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories