HomeWararWafdi Saraakiil oo Maanta ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb +  Ujeedka

Wafdi Saraakiil oo Maanta ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb +  Ujeedka

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya  Generaal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Ujeedka Taliye Cabdi Xasan Xijaar ee Dhuusamareeb ayaa waxaa uu yahay mid la xiriiro sahan ballaaran oo Booliska Federaalka ku samaynayo deegaanada dawlad Goboleedyada, si loo ogaado […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya  Generaal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Ujeedka Taliye Cabdi Xasan Xijaar ee Dhuusamareeb ayaa waxaa uu yahay mid la xiriiro sahan ballaaran oo Booliska Federaalka ku samaynayo deegaanada dawlad Goboleedyada, si loo ogaado heerka diyaar garoowga sugidda amniga doorashooyinka.

- Advertisement -

Taliye Xijaar ayaa waxaa socdaalkiisa ku welin doona Saraakiil sar sare oo ka tirsan Ciidanka Booliska dowladda Soomaaliya, iyagoona saacadaha soo socda ee Maanta tagaya Caasimadda Galmudug.

Safarka Taliye Xijaar ayaa kusoo beegmaya xili todobaadkii hore Baarlamaanka Galmudug uu ansaxiyey Sharciga dhismaha Booliska Galmudug oo amniga kala wareegaya kuwa Faderaalka ee haatan maamula saldhigyada iyo baraha kale ee baraha Koontaroolada.

Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda ayaa horey u tegay Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed, iyagoo qiimayn ku soo sameeyay amniga deegaanada Maamulkaas iyo baahiyaha Booliska ay qabaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories