HomeWararWaare oo magacaabay xubnaha Hirshabeelle ku metelaya Guddiga Doorashada

Waare oo magacaabay xubnaha Hirshabeelle ku metelaya Guddiga Doorashada

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha dolwad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay xubnaha Hirshabeelle ugu metelaya Guddiga Doorashada Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa waxaa Guddiga Doorashada Heer Federaal ugu magacaabay laba xubnood, kuwaasi oo kala ah Cabdinaasir Maxamed Guuleed iyo Maxamed Maxamuud Caddow. Sidoo kale Madaxweynaha Hirshabeelle […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dolwad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay xubnaha Hirshabeelle ugu metelaya Guddiga Doorashada Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa waxaa Guddiga Doorashada Heer Federaal ugu magacaabay laba xubnood, kuwaasi oo kala ah Cabdinaasir Maxamed Guuleed iyo Maxamed Maxamuud Caddow.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa Farxiyo Maxamed Guuleed iyo Liibaan Cusmaan Nuur u magacaabay Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo horey Madaxda dowladda iyo maamul Gobooleedyada ugu heshiiyeen.

Madaxda maamul Goboleedyada, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Puntland ayaa  horey u soo gudbiyay xubnaha xubnaha ku metelaya Guddiga Doorashada Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka, waxaana harsaneyd Hirshabeelle oo ugu dambeyn soo magacaawday.

Hoos ka Akhriso Wareegtada magacaabista ee Madaxweynaha Hirshabeelle.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories