HomeWararNin ku eedeysan kufsi iyo Dilkii loo geystya Ugbaad oo Maxkamad la...

Nin ku eedeysan kufsi iyo Dilkii loo geystya Ugbaad oo Maxkamad la horgeeyay

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Maxkamadda Gobolka Togdheer ee Somaliland ayaa waxaa saakay waxaa la horgeeyay Nin lagu eedeeyay inuu ka dambeeyay fal isugu jiray kufsi iyo dil oo Magaalada Burco loogu geystay Haweeneyd kamid aheyd dadka deegaanka. Maxkamadda ayaa bilowday dhageysiga Kiiska eedeysanaha oo loo heysto in fal kufsi iyo dil uu u geystay Haweeney lagu magacaabi jiray Ugbaad […]

- Advertisement -

Maxkamadda Gobolka Togdheer ee Somaliland ayaa waxaa saakay waxaa la horgeeyay Nin lagu eedeeyay inuu ka dambeeyay fal isugu jiray kufsi iyo dil oo Magaalada Burco loogu geystay Haweeneyd kamid aheyd dadka deegaanka.

Maxkamadda ayaa bilowday dhageysiga Kiiska eedeysanaha oo loo heysto in fal kufsi iyo dil uu u geystay Haweeney lagu magacaabi jiray Ugbaad Cali Dhaban-loox, kaasi oo ay gacanta ku dhigeen laamaha amniga Burco.

- Advertisement -

Markii lasoo Gaba-gabeeyo kiiska eedeysaha ayaa waxaa la filayaa in Maxkamadda Togdheer ay Go’aan rasmi ah ka gaarto kiiska Ninkaas, waxaana Madaxweynaha Somaliland uu horey u sheegay in si Deg deg ah loo fulin doono xukunka Maxkamadda.

Allaha u naxariistee Ugbaad Cali Dhaban-loox ayaa aheyd Hooyo saddex Carruur ah dhashay, waxaana la sheegay in Ninka eedeysanahay uu u geystay fal isugu jiray kufsi iyo Dil, sida ay sheegeen Ehelada Marxuumada.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories