HomeWararIdaacadda Dalsan oo ku guuleysatay Idaacaddii ugu fiicneed sanadkaan 2020

Idaacadda Dalsan oo ku guuleysatay Idaacaddii ugu fiicneed sanadkaan 2020

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Idaacadda Dalsan ayaa ku Guuleysatay Idaacadda ugu Fiican Muqdisho ee Sanadkaan 2020, waxaana ay heshay Codadkii ugu badnaa ee loogu codeeday. Dalsan oo tar-tanka la gashay Idaacado dhowr ah oo Muqdisho ka dhisan, ayaa  waxaa ay  kaalinta 1aad ka gashay dhammaan Idaacadihii la tar-tamayay, iyadoo Munaasabad heer sare looga dhawaaqay. Tartanka oo ay qabato Muqdisho […]

- Advertisement -

Idaacadda Dalsan ayaa ku Guuleysatay Idaacadda ugu Fiican Muqdisho ee Sanadkaan 2020, waxaana ay heshay Codadkii ugu badnaa ee loogu codeeday.

Dalsan oo tar-tanka la gashay Idaacado dhowr ah oo Muqdisho ka dhisan, ayaa  waxaa ay  kaalinta 1aad ka gashay dhammaan Idaacadihii la tar-tamayay, iyadoo Munaasabad heer sare looga dhawaaqay.

- Advertisement -

Tartanka oo ay qabato Muqdisho Awards ayaa waxaa  sidoo kale lagu bixinayaa Abaalmarinno kale oo ay ka mid yihiin Wariyaha ugu wanaagsan Sanadka iyo Abaalmarinno kale, waxaana hadda socda Xaflad lagu bixinayo dhammaan Abaal marinadii sanadkaan loo tar-tamay ee ay Qabatay Muqdisho Awards.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories