HomeWararWafdi ka socda Koonfur Galbeed oo gaaray Garoowe iyo Ujeedka safarkooda

Wafdi ka socda Koonfur Galbeed oo gaaray Garoowe iyo Ujeedka safarkooda

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa Maanta waxaa gaaray wafdi ka socday Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Maamulkaas. Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ee Garoowe ayaa waxaa wafdiga oo isugu jiray Xildhibaano iyo xubno kale kusoo dhaweeyay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame, Xildhibaano […]

- Advertisement -

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa Maanta waxaa gaaray wafdi ka socday Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Maamulkaas.

Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ee Garoowe ayaa waxaa wafdiga oo isugu jiray Xildhibaano iyo xubno kale kusoo dhaweeyay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame, Xildhibaano iyo Mas’uuliyiin kale.

- Advertisement -

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Koonfur Galbeed Maxamed Nuur Macalin iyo wafdiga la socday ayaa Garoowe u tegay sidii ay uga qeyb geli lahaayeen Furitaanka Kalfadhiga 47aad ee Golaha Baarlamaanka Puntland.

Guddoomiye Maxamed Nuur Macalin ayaa inta uu ku sugan yahay Caasimadda Puntland ayaa waxaa kulan la qaadan doonaa Guddoonka Baarlamaanka Maamulkaas iyo Xildhibaano, iyagoo ka wada hadlay Arrimo ku aadan labada Baarlamaanka.

Maalinta berri ayaa la filayaa in Magaalada Garoowe ay ka dhacdo Munaasabad lagu daah-furayo kal-fadhiga 47aad ee Baarlamaanka Maamulka Puntland, isla markaana waxaa ka qeyb geli doona Mas’uuliyiin kala duwan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories