HomeCaalamkaMadaxweyne Trump oo Suudaan ka saaray Liiska dalalka Argagixisada

Madaxweyne Trump oo Suudaan ka saaray Liiska dalalka Argagixisada

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Suudaan ayaa dib usoo celineysaa xiriirkii ay laheyd Israa’iil, sida uu shaaciyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump. Trump wuxuu Suudaan ka saaray liiska dalalka maalgeliyo argagixisada si cunaqabateynta dhaqaale looga qaado. Madaxweyne Trump wuxuu sidoo kale sheegay in ugu yaraan shan dal oo kale oo carbeed ay doonayaan in heshiis nabadeed ay la galaan Israa’iil. Waxay […]

- Advertisement -

Suudaan ayaa dib usoo celineysaa xiriirkii ay laheyd Israa’iil, sida uu shaaciyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

Trump wuxuu Suudaan ka saaray liiska dalalka maalgeliyo argagixisada si cunaqabateynta dhaqaale looga qaado.

- Advertisement -

Madaxweyne Trump wuxuu sidoo kale sheegay in ugu yaraan shan dal oo kale oo carbeed ay doonayaan in heshiis nabadeed ay la galaan Israa’iil.

Waxay arrintani imaaneysaa kaddib markii Imaaraatka Carabta iyo Baxreyn ay heshiis nabadeed la galeen Israa’iil. Labadaas dal ayaa noqonayaa dalalkii ugu horreeyay Bariga Dhexe ee aqoonsado Israa’iil muddo 26 sano gudahood.

Urddun waxay heshiis nabadeed la gashay Israa’iil sanadkii 1994-tii halka Masar ay heshiis la saxiixatay Israa’iil sanadkii 1979-kii.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories