HomeWararGalmudug oo Guddi u magacaawday xareynta Maleeshiyaad lagu wareejiyay

Galmudug oo Guddi u magacaawday xareynta Maleeshiyaad lagu wareejiyay

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Wasiirka Wasaaradda amniga dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa Maanta magacaabay Guddiga qaban-qaabada xareynta Ciidamada Daraawiishta Galmudug ee lagu tababarayo xerada 4-aad ee Dhabbad. Wareegto kasoo baxay Xafiiska Wasiir Axmed Fiqi ayaa lagu magacaabay Guddiga xareynta Ciidanka oo ka kooban 14-xubnood, waxaana Guddoomiye looga dhigay Axmed Maxamed Faarax, halka Guddoomiye laga dhigay Khadar Axmed […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda amniga dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa Maanta magacaabay Guddiga qaban-qaabada xareynta Ciidamada Daraawiishta Galmudug ee lagu tababarayo xerada 4-aad ee Dhabbad.

Wareegto kasoo baxay Xafiiska Wasiir Axmed Fiqi ayaa lagu magacaabay Guddiga xareynta Ciidanka oo ka kooban 14-xubnood, waxaana Guddoomiye looga dhigay Axmed Maxamed Faarax, halka Guddoomiye laga dhigay Khadar Axmed Ciise.

- Advertisement -

Guddiga ayaa faray soo qiimeynta iyo dhameystirka baahiyaha ka jira xerada tababarka 4-aad ee Dhabbad iyo soo xareynta Ciidamada iyo gaadiidka nooca dagaalka ee Tiknikada, iyadoo la raacayo habraaca Wasaaradda amniga ay dejisay.

Ugu dambeyn Wasiirka amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa kula dardar-may Guddiga uu magacaabay inay si toos ah u gutaan waajibaadkooda shaqo ee loo idmaday Guddiga oo ah xareynta Ciidamada Maleeshiyaadka ee lagu wareejiyay Galmudug.

Hoos ka Akhriso Qoraalka lagu magacaabay Guddiga.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories