HomeWararDuqa Cusub ee Magaalada Gaalkacyo oo Maanta la doortay

Duqa Cusub ee Magaalada Gaalkacyo oo Maanta la doortay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Mgaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Maanta waxaa lagu qabtay Doorashada Duqa Cusub ee Gaalkacyo iyo ku-xigeenkiisa, iyadoo Doorashada ay aheyd mid codadka loo dhiibnayay si qarsoodi ah. Xildhibaanada Cusub ee Golaha deegaanka Gaalkacyo ayaa Cabdiraxmaan Sheekh Xasan u doortay uu noqdo Duqa Magaalada Gaalkacyo oo kaligiis ku soo haray kursigan, kadib markii Doorashada […]

- Advertisement -

Mgaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Maanta waxaa lagu qabtay Doorashada Duqa Cusub ee Gaalkacyo iyo ku-xigeenkiisa, iyadoo Doorashada ay aheyd mid codadka loo dhiibnayay si qarsoodi ah.

Xildhibaanada Cusub ee Golaha deegaanka Gaalkacyo ayaa Cabdiraxmaan Sheekh Xasan u doortay uu noqdo Duqa Magaalada Gaalkacyo oo kaligiis ku soo haray kursigan, kadib markii Doorashada kahor uu tanaasulay Musharaxii la tartami lahaa.

- Advertisement -

Sidoo kale Xildhibaanada golaha deegaanka ayaa doortay ku-xigeenka Duqa Magaalada, iyagoona u doortay Maxamed Cabdi Cilmi, kaasi oo ay la tartameen laba Musharax oo kala ah Cabduqaadir Maxamed Cabdi iyo Bile Xuseen Cali.

Maxamed Cabdi Cilmi helay Codad gaaraya ilaa iyo 17-Cod, halka Cabduqaadir Maxamed uu helay 6 Cod iyo Bile Xuseen oo ahaa Musharaxii saddexaad oo isna helay 2 Cod, waxaana sidaas ku guuleystay Maxamed Cabdi.

Goobta lagu qaabanayay Doorashada Duqa Magaalada Gaalkacyo iyo ku-xigeenkiisa ayaa waxaa goobjoog ka ahaa dhammaan xubnaha Golaha deegaanka, Wasiirka Arrimaha gudaha Galmudug, Mas’uuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories