HomeWararAkhtiso:-Madaxweyne Farmaajo oo Dalacsiiyay Saraakiil Ciidan

Akhtiso:-Madaxweyne Farmaajo oo Dalacsiiyay Saraakiil Ciidan

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalacsiiyay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Asluubta Soomaaliyeed. Xeer uu soo saaray Madaxweye Farmaajo ayaa waxaa lagu dalacsiiyay Saraakiil iyo  ku-xigeeno, isla markaana loo kala dalacsiiyay darajooyinka Gaashaanle Sare, dhamme, labba xidigle iyo xidigle. Saraakiisha la dalacsiiyay ayaa waxaa kamid ah Taliyaha hoggaanka warshadaha iyo wax soo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalacsiiyay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Asluubta Soomaaliyeed.

Xeer uu soo saaray Madaxweye Farmaajo ayaa waxaa lagu dalacsiiyay Saraakiil iyo  ku-xigeeno, isla markaana loo kala dalacsiiyay darajooyinka Gaashaanle Sare, dhamme, labba xidigle iyo xidigle.

- Advertisement -

Saraakiisha la dalacsiiyay ayaa waxaa kamid ah Taliyaha hoggaanka warshadaha iyo wax soo saarka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Suleymaan Maxamed Axmed Dulmidiid oo Madaxweyne Farmaajo u dalacsiiyay darajada Gaashaanle Sare, isagoo horey u heystay Gaashaanle Dhexe.

Ugu dambeyn Saraakiisha ayaa waxaa la faray inay si toos ah u gutaan waajibaadkooda shaqo ee loo idmaday, waxaana Xeerka dalacsiinta Saraakiisha la ogeysiiyay dhammaan Madaxda Hoggaanka Ciidanka Asluubta, Taliyeyaasha Xabsiyada iyo Taliye ku-xigeenada Ciidanka Asluubta.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories