HomeWararWaqtiga Codka kalsoonida loo qadayo G/Wasiirada Magacaaban oo la shaaciyay

Waqtiga Codka kalsoonida loo qadayo G/Wasiirada Magacaaban oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Xildhibanada Golaha Shacabka Baarlaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa maalinimada Berri ah in ay yeeshaan kulan, waxaana  kulankaasi lagu war galiyay Xildhibaanda in ay soo xaadiraan saacaddu marka ay tahay 09:00 subaxnimo. Kulanka oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa berri Ajenduhu yahay u Codeynta Kalsooni Siinta Xubnaha Golaha Wasiiradda Magacaaban iyo Barnaamijka Xukuumadda. Golaha […]

- Advertisement -

Xildhibanada Golaha Shacabka Baarlaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa maalinimada Berri ah in ay yeeshaan kulan, waxaana  kulankaasi lagu war galiyay Xildhibaanda in ay soo xaadiraan saacaddu marka ay tahay 09:00 subaxnimo.

Kulanka oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa berri Ajenduhu yahay u Codeynta Kalsooni Siinta Xubnaha Golaha Wasiiradda Magacaaban iyo Barnaamijka Xukuumadda.

- Advertisement -

Golaha Wasiirada uu soo Magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Codka kalsoonida waxaa ay ka sugayaan Golaha Shacabka.

Golaha Wasiirada Magacaaban ayaa ah 27 wasiir oo uu soo dhisay Ra’iisul wasaare Rooble, waxaan qayb ka ah wasiiro horay kaga tirsanaa Xukuumaddii Xasan cali Kheyre ee Baarlamanku kalsoonida kala laabteen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories