HomeWararRoob sababay dhimasho iyo dhaawac oo Ka da’ay Gobolka Galgaduud

Roob sababay dhimasho iyo dhaawac oo Ka da’ay Gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Roob geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka da’ay magaalada Baxdo ee gobolka galguduud. Roobka deyrta ayaa maalmahaan ka da’ayay  qeybo ka mid ah Gobolka Galgaduud waxaana xalay roob xooggan oo ka da’ay magaalada Baxdo ee hoos timaada Degmada Cadaado ku dhinay Gabar yar halka ruux kale oo dhawaac kasoo gaaray, kadib markii […]

- Advertisement -

Roob geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka da’ay magaalada Baxdo ee gobolka galguduud.

Roobka deyrta ayaa maalmahaan ka da’ayay  qeybo ka mid ah Gobolka Galgaduud waxaana xalay roob xooggan oo ka da’ay magaalada Baxdo ee hoos timaada Degmada Cadaado ku dhinay Gabar yar halka ruux kale oo dhawaac kasoo gaaray, kadib markii uu hoygii ay ka degenaayeen uu ku dumay.

- Advertisement -

Ruuxa dhaawaca uu soo gaaray oo ah gabar ka ayaa lagu dabiibaa Isbitalka magaalada Baxdo ee gobolka Galguduud sida uu warbaahinta uu u sheegay mid kamid ah dadkii goobjooge ahaa.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories