HomeWararMadaxdii hore ee Soomaaliya oo Nairobi ku kulmay

Madaxdii hore ee Soomaaliya oo Nairobi ku kulmay

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Madaxweynihii hore ee Soomaliya Shariif Shekh Axmed ayaa gaaray Magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya, waxaana Shariif Shekh Axmed uu halkaasi ka billaabay kulamo uu la leeyahay siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan Kenya. Shariif Sheikh Axmed oo dhawaanaahan ku Sugnaa Imaaraadka carabta, waxaana Kulan kiisii koobaad uu la qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali […]

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaliya Shariif Shekh Axmed ayaa gaaray Magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya, waxaana Shariif Shekh Axmed uu halkaasi ka billaabay kulamo uu la leeyahay siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan Kenya.

Shariif Sheikh Axmed oo dhawaanaahan ku Sugnaa Imaaraadka carabta, waxaana Kulan kiisii koobaad uu la qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khyre oo ah Musharrax maadxweyne.

- Advertisement -

Labaada Mas’uul ayaa sida warar hoose ay sheegayaan waxaa ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin doorashada Soo aaddan ee dalka ka dhici doonata iyo sidii ay iskaashu guud u sameyn lahaayeen.

Sidoo kale wararka qaar ayaa sheegaya in Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya uu raalli galin uu kasiiyay Shariif Sheikh Axmed dhacdooyinkii soo dhexmaray intii uu xilka Ra’iisul Wasaaraha Hayay.

Xasan Cali Kheyre iyo Shariif Shiikh Axmed  ayaa ah laba mas’uul oo murashixiin ah, waxaana ay u tar-tami doonaan Madaxtinimada dalka Doorashada Soo aaddan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories