HomeWararGuddoomiyihii Balad-xaawo oo Xilka laga qaaday iyo mid Cusub oo la...

Guddoomiyihii Balad-xaawo oo Xilka laga qaaday iyo mid Cusub oo la magacaabay

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Maamulka Gobolka Gedo ayaa Cabdirashiid Cabdi Caroog u magacaabay in uu noqday gudoomiyaha cusub ee degmada Beled-Xaawo, waxaana xilkaasi laga qaaday Ahmed Barre Sheekh. Wareegto kasoo baxday Maamulka ayaa lagu magacaabay Guddoomiyaah Cusub ee balad xaawo, iyadoo Cdhawaanahaan dadka degaanka Balad-xaawo ay dhibaato ku qabeen ciidanka Kenya. Hoos ka aqriso warqadda kasoo baxday maamulka Gobolka […]

- Advertisement -

Maamulka Gobolka Gedo ayaa Cabdirashiid Cabdi Caroog u magacaabay in uu noqday gudoomiyaha cusub ee degmada Beled-Xaawo, waxaana xilkaasi laga qaaday Ahmed Barre Sheekh.

Wareegto kasoo baxday Maamulka ayaa lagu magacaabay Guddoomiyaah Cusub ee balad xaawo, iyadoo Cdhawaanahaan dadka degaanka Balad-xaawo ay dhibaato ku qabeen ciidanka Kenya.

- Advertisement -

Hoos ka aqriso warqadda kasoo baxday maamulka Gobolka Gedo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories