HomeWararCarruur Miino Kula Qaraxday Gobolka Galgaduud

Carruur Miino Kula Qaraxday Gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wararka aan ka halayn Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in afar carruur ah  oo isku qays ah ay Miino kula qaraxday degaanka Bangeelle oo Hoostaga degmada Caabud-waaq ee Gobolkaasi. Carruurta ayaa la sheegay  in ay ku cayaarayeen Miinada, iyagoo garaacay kadibna ay sidaa ku qaraxday. Dadka degaanka ayaa sheegay in ay maqleen Jugta Qaraxa miinada […]

- Advertisement -

Wararka aan ka halayn Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in afar carruur ah  oo isku qays ah ay Miino kula qaraxday degaanka Bangeelle oo Hoostaga degmada Caabud-waaq ee Gobolkaasi.

Carruurta ayaa la sheegay  in ay ku cayaarayeen Miinada, iyagoo garaacay kadibna ay sidaa ku qaraxday.

- Advertisement -

Dadka degaanka ayaa sheegay in ay maqleen Jugta Qaraxa miinada ah ee Carruurta ku qarxay.

Hubka haraadiga ah ayaa ku badan Gobolada Dalka, waxaana tiro dhowr jeer ah sidaan oo kale ay Miinooyin ugu qarxeen carruur reer Guuraa ah, sidoo kale mararka qaar waxaa miinooyinka dhulka ku aasan ay ku qarxaan Xoolaha,

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories