HomeWararXukunka raggii loo heystay weerarkii Westgate oo dib loo dhigay

Xukunka raggii loo heystay weerarkii Westgate oo dib loo dhigay

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Xukunka labo qof oo lagu eedeeyay inay ka qeyb qaateen weerarkii sanadkii 2013 laguq aaday dhismaha laga dukaameysto ee Westgate Mall, ee magaalada Nairobi, caasimadda Kenya ayaa dib loo dhigay Jimcaha dambe. Maxkamadda ayaa sheegtay in lagu wargeliyay in eedeysanihii saddexaad ee ay maxkamaddu sii deysay la la`yahay. Liibaan Cabdullaahi Cumar ayaa waxaa 8-dii bishan […]

- Advertisement -

Xukunka labo qof oo lagu eedeeyay inay ka qeyb qaateen weerarkii sanadkii 2013 laguq aaday dhismaha laga dukaameysto ee Westgate Mall, ee magaalada Nairobi, caasimadda Kenya ayaa dib loo dhigay Jimcaha dambe.

Maxkamadda ayaa sheegtay in lagu wargeliyay in eedeysanihii saddexaad ee ay maxkamaddu sii deysay la la`yahay.

- Advertisement -

Liibaan Cabdullaahi Cumar ayaa waxaa 8-dii bishan afduubtay rag hubeysan, waxaa loo maleynayay inay ahaayeen ciidamada ammaanka Kenya.

Si kastaba, dacwad oogaha dalka Edwin Okello ayaa sheegay inaan wax caddeyn ah loo heyn in booliisku ay afduubteen, isagoo intaas ku daray in baaritaan uu socdo.

Xaakimka sare ayaa ugu baaqay dadka arrintaasi baaraya inay ka gun gaaraan, wuxuu sidoo kale ku boorriyay Guddiga Xuquuqda Aadanaha ee Kenya inay arrintaasi la wareegaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories