HomeWararXildhibaanada Baarlamaanka Galmudug  oo ansixiyay Sharciga Golayaasha Deegaanka

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug  oo ansixiyay Sharciga Golayaasha Deegaanka

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug kulankoodii maanta ku ansixiyay Sharciga Golayaasha Deegaanka Dawladaha Hoose. Kulanka ayaa waxaa shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal, ajandaha kulan ayaa ahaay, Ansixinta Hindise-Sharciyeedka Golayaasha Deegaanka Dowladaha Hoose. Falanqeynta Hannaanka Doorashada Labada Aqal ee Federaalka iyo Kaalinta Baarlamaanka Galmudug Sharcigaan Golayaasha Deegaanka Dawladaha Hoose ayaa waxaa soo diyaarisay Wasaarada […]

- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug kulankoodii maanta ku ansixiyay Sharciga Golayaasha Deegaanka Dawladaha Hoose.

Kulanka ayaa waxaa shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal, ajandaha kulan ayaa ahaay,

- Advertisement -
  1. Ansixinta Hindise-Sharciyeedka Golayaasha Deegaanka Dowladaha Hoose.
  2. Falanqeynta Hannaanka Doorashada Labada Aqal ee Federaalka iyo Kaalinta Baarlamaanka Galmudug

Sharcigaan Golayaasha Deegaanka Dawladaha Hoose ayaa waxaa soo diyaarisay Wasaarada arimaha Gudaha, Federalka iy Dib uheshisiinta Galmudug, iyadoo Baarlamaanka usoo gudbisay kadib markii ay soo ansixiyeen Golaha Wasiirada Galmudug.

Guddiga Dastuurka, dib uhishiisiinta iyo Arrimaha Gudaha ee Baarlamaanka Galmudug ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka maanta ka dalbaday in ay insixiyaan sharciga kadib markii ay soo idlaatay waqtigii dib u eegista Sharcigaan,Waxaa ogolaatay meelmarinta sharcigan Golayaasha Deegaanka Dawladaha Hoose.

,48 Xildhibaan, waxaa diiday 3 Xildhibaan waxaana ka aamusay, 1mudane, sidaas ayuuna ansax ku noqday,sida uu ku dhawaaqay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal

- Advertisement -

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Axmed Cusmaan (Qooje) ayaa umahad celiyay Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug isaga oo sheegay in sharcigaan sida uu yahay ay ugu hogaansami doonaan.

Dhanka kale Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta kulankoodii ku weyneeyay Dhalasha Bisha Mowliid oo ah Bishii uu dhashay Nabigeena Mohemad NNKH.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories