HomeWararMaxuu yahay heshiiska Ruushka iyo Mareykanku ay isla gaareen?

Maxuu yahay heshiiska Ruushka iyo Mareykanku ay isla gaareen?

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Waxaa jirta rajo ah in heshiiskii u dambeeyay ee hubka nukliyeerka ee u dhexeeya Mareykanka iyo Ruushka la kordhin karo ka dib markii Washington ay sheegtay inay dooneyso inay si dhakhso leh u dhameystirto heshiiska. Heshiiskaan oo la saxiixay sanadkii 2010-kii ayaa xadidayay tirade madaxyada qaada Nukliyeerka. Balse mustaqbalka wuxuu galay khatar iyadoo ay jiraan […]

- Advertisement -

Waxaa jirta rajo ah in heshiiskii u dambeeyay ee hubka nukliyeerka ee u dhexeeya Mareykanka iyo Ruushka la kordhin karo ka dib markii Washington ay sheegtay inay dooneyso inay si dhakhso leh u dhameystirto heshiiska.

Heshiiskaan oo la saxiixay sanadkii 2010-kii ayaa xadidayay tirade madaxyada qaada Nukliyeerka.

- Advertisement -

Balse mustaqbalka wuxuu galay khatar iyadoo ay jiraan xiisado u dhexeeya labada dal oo ku saabsan xakameynta hubka iyo arrimo kale.

Billooyin wadahadallo ah ayaa hadda u muuqda in horumar laga gaaray .

Bayaan ka soo baxay dowladda Ruushka Talaadadii ayaa lagu sheegay in Ruusku uu soo jeedinayo in la kordhiyo heshiiska kaas oo wakhtigiisu ku egyahay bisha Febaraayo ee sanadka soo soo socda.

- Advertisement -

Mareykanka ayaa horey u diiday wax kordhin kasta .

Waaxda arrimaha dibedda ee Mareykanka ayaa soo dhaweysay dalabkan cusub, iyadoo sheegtay inay ku qanacsan tahay “rabitaanka Ruushka ee ah inuu horumar ka sameeyo arrinta xakameynta hubka nukliyeerka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories