HomeWararDumar ku nool xeryo barakacayaal oo soo saaray qalab looga hortago Covid19

Dumar ku nool xeryo barakacayaal oo soo saaray qalab looga hortago Covid19

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Hay’adda IOM ee Qaramada Midoobay waxay ay sheegtay in dumarka barakacayaasha ah ee ku sugan magaalada Beydhabo xeryaha ku yaala ay soo saareen agab badan oo ah maaski ama af xir si looga gaashaanto karoonaha IOM waxay tilmaamtay in dumarkan oo hay’addu ka taageertay dhanka tababarka iyo dharka laga sameeyo maaska ay ku guuleysteen in […]

- Advertisement -

Hay’adda IOM ee Qaramada Midoobay waxay ay sheegtay in dumarka barakacayaasha ah ee ku sugan magaalada Beydhabo xeryaha ku yaala ay soo saareen agab badan oo ah maaski ama af xir si looga gaashaanto karoonaha

IOM waxay tilmaamtay in dumarkan oo hay’addu ka taageertay dhanka tababarka iyo dharka laga sameeyo maaska ay ku guuleysteen in ay soo saaraan in ka badan 5,000 oo af xir .

- Advertisement -

Agabkan ayaa qaar ka mid ah loogu deeqay dadka u baahan, halka kuwo kalana suuqa iib ahaan loo geeyay.

Talaabadan ayaa ah mid lagu dhiiri gelinayo farsamada gacanta ee dumarka si ay noloshooda u maareeyaan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories