HomeWararWufuud kusii qul-quleysa Magaalada Jowhar iyo Olole weli socda

Wufuud kusii qul-quleysa Magaalada Jowhar iyo Olole weli socda

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa gaaray Qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya Baarlamaanka Hirshabeelle iyo Siyaasiyiin, iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay. Garoonka diyaaradaha Maxamed Dheere ayaa waxaa wafdiga Odayaasha iyo Siyaasiyiinta ksuoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle iyo xubno kale, waxaana looga gudbiyay halka loo diyaariyay in la dejiyo. Odayaasha […]

- Advertisement -

Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa gaaray Qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya Baarlamaanka Hirshabeelle iyo Siyaasiyiin, iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay.

Garoonka diyaaradaha Maxamed Dheere ayaa waxaa wafdiga Odayaasha iyo Siyaasiyiinta ksuoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle iyo xubno kale, waxaana looga gudbiyay halka loo diyaariyay in la dejiyo.

- Advertisement -

Odayaasha dhaqanka ee Maanta tegay Jowhar ayaa kusii baraya Odayaal kale oo soo xulaya Baarlamaanka Hirshabeelle oo maalmo kahor halkaas gaaray, waxaana la filayaa in wufuud kale ay tegaan Magaalada.

Guddiga qaban qaabada Doorashada iyo dhismaha Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle ayaa Odayaasha dhaqanka beelaha ee degan deegaanada Maamulka  inay tageen Jowhar si ay usoo xulaan Xildhibaanada ku metelaya maamulka.

Jowhar ayaa waxaa ka socda diyaar garoowii ugu dambeeyay ee lagu soo xulayo Xildhibaanada, waxaana markii la soo xulayo Mudanayaasha ay dooran doonaan Guddoon, kadibna waxaa la dooran doonaa Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku-xigeenka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories