HomeWararTaliyaha ciidanka Uganda  oo soo gabo gabeeyay socdaal uu ku tegay xarumo...

Taliyaha ciidanka Uganda  oo soo gabo gabeeyay socdaal uu ku tegay xarumo dhowr ah

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

AMISOM ayaa sheegtay in Taliyaha ciidanka Uganda ee AMISOM Jeneraal Richard Otto uu soo gabagabeeyay socdaal uu ku tagay furimaha hore ee lagula dagaalamayo Al-Shabaab. Socdaalkan oo ujeedkiisu ahaa u kuurgelidda iyo in la qiimeeyo horumarku ciidanka ka sameeyeen dagaalka Shabaab ka dhanka ah ayaa waxaa Taliyaha ku weheliyay saraakiil sare sare oo ka tirsan […]

- Advertisement -

AMISOM ayaa sheegtay in Taliyaha ciidanka Uganda ee AMISOM Jeneraal Richard Otto uu soo gabagabeeyay socdaal uu ku tagay furimaha hore ee lagula dagaalamayo Al-Shabaab.

Socdaalkan oo ujeedkiisu ahaa u kuurgelidda iyo in la qiimeeyo horumarku ciidanka ka sameeyeen dagaalka Shabaab ka dhanka ah ayaa waxaa Taliyaha ku weheliyay saraakiil sare sare oo ka tirsan howlgalka AMISOM .

- Advertisement -

Taliyaha ayaa si gaar ah u booqday goobaha ay gacanta ku hayaan ciidanka Uganda ee uu xakumo.

Ciidanka Uganda ee qeybta ka ah AMISOM waxay ka howl galaan Gobolada Banaadir, ,Shabeelaha Hoose iyo Jubbada dhexe.

Ciidanka ayaa qeyb weyn ka qaata sugidda amaanka waddooyinka sahayda muhiimka u ah iyo ilaalinta dadka shacabka ah.

- Advertisement -

Taliyaha ayaa la kulmay saraakiisha joogta goobaha ay ka mid yihiin Carbiska,Ceeljaale, Balidoogle iyo magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Taliyaha ciidanka Uganda ee AMISOM Jeneraal Richard Otto ayaa sheegay in uu ku faraxay diyaar ahaanshaha iyo firfircoonida ciidanka, isagoo sheegay in ay sii wadayaan daciifinta ama wiiqidda awooda cadwgu ku dagaali karo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories