HomeWararDEG DEG: Dagaal ka socda Degmada Cadaado

DEG DEG: Dagaal ka socda Degmada Cadaado

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Wararka aan ka helayno  Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in dagaal uu caawa ka dhacay degmadaasi, waxana kasoo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan dagaalkaas. Wararkuw axa ay sheegyaan in iska hor imaad Kooban uu dhexmaray Ciidanka NISA iyo Ciidan malleyshiyo beeleed ah oo ku sugan degmada, kuwaas oo la sheegayo […]

- Advertisement -

Wararka aan ka helayno  Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in dagaal uu caawa ka dhacay degmadaasi, waxana kasoo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan dagaalkaas.

Wararkuw axa ay sheegyaan in iska hor imaad Kooban uu dhexmaray Ciidanka NISA iyo Ciidan malleyshiyo beeleed ah oo ku sugan degmada, kuwaas oo la sheegayo in ay yihiin kuwa aad u hubeysan.

- Advertisement -

Dad Goob joogayaal ah ayaa soo sheeegaya in rasaasta ay labada dhinac isku adeegsanayaan si weyn looga maqlayo Cadaado, waxaana wali la maqlayaa hubka Noocyadiisa kala duwan oo dhinacyadu isku adeeegsanayaan.

Wararku waxaa ay intaas ku darayaan in uu jiro khasaare ka dhashay dagaalkaas iska hor imaadka ah, balse ilaa iyo hadda lama xaqiijin khasaaraha rasmiga ah eek a dhashay.

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories