HomeWararCiidamo ka goostay Maamulka Puntland oo ku biiray Somaliland

Ciidamo ka goostay Maamulka Puntland oo ku biiray Somaliland

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Maamulka Puntland oo saacadihii lasoo dhaafay ka goostay Maamulkaas ayaa ku biiray dhinaca Soomaaliland, sida ay sheegayaan wararka laga helayo Gobolka Sanaag. Ciidanka ku biiray Somaliland ayaa Maamulka Puntland uga howlgalayay magaalada Badhan ee Sanaag, waxaana Ciidankaas kamid ahaa Askar horey uga soo goosatay Somaliland bishii May sannadkii 2019-kii. Saraakiisha […]

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Maamulka Puntland oo saacadihii lasoo dhaafay ka goostay Maamulkaas ayaa ku biiray dhinaca Soomaaliland, sida ay sheegayaan wararka laga helayo Gobolka Sanaag.

Ciidanka ku biiray Somaliland ayaa Maamulka Puntland uga howlgalayay magaalada Badhan ee Sanaag, waxaana Ciidankaas kamid ahaa Askar horey uga soo goosatay Somaliland bishii May sannadkii 2019-kii.

- Advertisement -

Saraakiisha Somaliland ayaa Ciidanka kasoo goostay Puntland kusoo dhaweeyay deegaan ka tirsan Gobolka Sanaag, iyagoonan sheegay in haatan wixii ka dambeeya ay kamid yihiin Ciidankooda.

Sidoo kale Sarkaal horkacayay ciidamada ka soo goostay Puntland ayaa ka mahaceliyay soo dhaweynta loo sameeyey, isla markaana waxaa uu sheegay inay ka shaqeyn doonaan nabad galyada, sidoo kalena ay xoojin doonaan howlaha lagu sugayo amniga.

Kubiirista Ciidanka Somaliland ee goostay Puntland ayaa kusoo aadeysa, xili la filayo in Madaxweyne Muuse Biixi uu socdaal ku tego Gobolka Sanaag, isagoona haatan ku sugan Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories