HomeWararAl-shabaab oo xalay weeraray Saldhig ay ku sugnaayeen Ciidamo

Al-shabaab oo xalay weeraray Saldhig ay ku sugnaayeen Ciidamo

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Rag hubeysan oo ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa xalay fiidnimadii hore ee xalay weerar ku qaaday Saldhig Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ku leeyihiin ee Gobolka Gedo. Weerarka ayaa sigaar ah uga dhacay Saldhiga Ciidamada AMISOM ee Buurdhuubo, waxaana weerarka kadib la dhacay Israsaaseyn kooban oo dhexmartay Ciidanka ku sugnaa Saldhiga iyo Al-shabaab. Lama oga […]

- Advertisement -

Rag hubeysan oo ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa xalay fiidnimadii hore ee xalay weerar ku qaaday Saldhig Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ku leeyihiin ee Gobolka Gedo.

Weerarka ayaa sigaar ah uga dhacay Saldhiga Ciidamada AMISOM ee Buurdhuubo, waxaana weerarka kadib la dhacay Israsaaseyn kooban oo dhexmartay Ciidanka ku sugnaa Saldhiga iyo Al-shabaab.

- Advertisement -

Lama oga khasaaraha ka dhashay weerarkii xalay ka dhacay degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo, mana ahan markii ugu horreeyay oo weerarkaas oo kale ah ka dhaco degmadaas, ayna ku qaadeen Al-shabaab.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in mar qura ay maqleen dhawaqa rasaas ka dhaceysa aaga Saldhiga Ciidamada AMISOM, balse daqiiqado kadib ay xaaladda si caadi ah ku soo laabatay.

Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo degmada Buurdhuubo ayaa sheegaya in Ciidanka midowga Afrika ee AMISOM ay halkaas ka wadaan howlgal lagu xaqiijinayo amniga, kadib markii weerar halkaa uu ka dhacay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories