HomeWararTaliyaha Booliska Dowladda oo Dalab u diray Madaxda Hay’ad Caalami ah

Taliyaha Booliska Dowladda oo Dalab u diray Madaxda Hay’ad Caalami ah

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Generaal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxda Sare ee Hay’adda UNODC. Kulanka ayaa inta uu socday waxaa looga hadlay qorshaha tayeeynta iyo Tababarada Xubnaha Ciidanka ee Baarista Dembiyada, iyada oo la is dhaafsaday qorshaha mustaqbalka dhow. Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Generaal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxda Sare ee Hay’adda UNODC.

Kulanka ayaa inta uu socday waxaa looga hadlay qorshaha tayeeynta iyo Tababarada Xubnaha Ciidanka ee Baarista Dembiyada, iyada oo la is dhaafsaday qorshaha mustaqbalka dhow.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Madaxda Sare ee Hay’adda UNODC ka dalbaday inay tababo caalami ah siiyan xubnaha Ciidanka dowladda ee Baarista Dembiyada.

Kulankaas ka dhacay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa Taliye Xijaar ku wehlinayay Saraakiil  sar Sare oo ka tirsan Ciidanka Booliska iyo Afhayeenka Booliska Sadiiq Aadan Cali Duudishe.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories