HomeWararSaraakiisha DF oo sheegay inay burburiyeen fariisimo ay lahaayeen Al-shabaab

Saraakiisha DF oo sheegay inay burburiyeen fariisimo ay lahaayeen Al-shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ururka 4 aad ee guutada 16 aad ee kumandoosta danab ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo amaanka lagu xaqiijinayo ka sameeyay deegaanka Leego oo Qiyaastii 44 km dhanka woqooyi kaga beegan Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelada Hoose. Howlgalkaasi ayaa ahaa mid qorsheysan oo ay ciidamadu ku qaadeen goobo la sheegay inay isku uruursanayeen A-shabaab, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ururka 4 aad ee guutada 16 aad ee kumandoosta danab ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo amaanka lagu xaqiijinayo ka sameeyay deegaanka Leego oo Qiyaastii 44 km dhanka woqooyi kaga beegan Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelada Hoose.

Howlgalkaasi ayaa ahaa mid qorsheysan oo ay ciidamadu ku qaadeen goobo la sheegay inay isku uruursanayeen A-shabaab, waxaana lagu burburiyay fariisimo dhowr ah oo ay lacago ah kaga qaadan jireen dadka shacabka ah, waaa sida hadalka loo dhigay.

- Advertisement -

Ciidamada kumandoosta DANAB ayaa markii ay burburiyeen fariisimahaasi waxa ay bilaabeen baaritaano joogto ah oo lagu xasilinayo ammaanka Degmooyinka iyo Deegaanada katirsan Gobolka Shabeellada Hoose.

Ciidamada Xoogga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada howlgallo kala duwan oo dhan ah Al-shabaab oo deegaano iyo degmooyin ay kaga sugan yihiin Gobolka Shabeellaha Hoose.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts