HomeWararMarxuumad Seynab Baxsan oo lagu Aasay Qabuuro ku yaal Muqdisho

Marxuumad Seynab Baxsan oo lagu Aasay Qabuuro ku yaal Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Waxaa Maanta oo tallaado ah qabuuro ku yaalla Magaalada Muqdisho gaar ahaan Shiikh Suufi Aas loogu sameeyay Marxuumad Seynab Xaaji Cali Baxsan oo gelinkii dambe ee shalay ku geeriyootay Caasimadda dalka. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka, Abaawno Fanaaniin, qeybaha kala duwan iyo Qoyska Marxuumada ayaa ka qeyb galay Aask loo sameeyay Saynab Baxsan oo ka […]

- Advertisement -

Waxaa Maanta oo tallaado ah qabuuro ku yaalla Magaalada Muqdisho gaar ahaan Shiikh Suufi Aas loogu sameeyay Marxuumad Seynab Xaaji Cali Baxsan oo gelinkii dambe ee shalay ku geeriyootay Caasimadda dalka.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka, Abaawno Fanaaniin, qeybaha kala duwan iyo Qoyska Marxuumada ayaa ka qeyb galay Aask loo sameeyay Saynab Baxsan oo ka mid ahayd fanaaniinta Soomaaliyeed ee mudada dheer caanka ahaa.

- Advertisement -

Dhammaan dadkii qeyb galay Aaska ayaa Alle uga baryay in Janada uu waraabiyo Seynab Baxsan, sidoo kalena Simir iyo Iimaan Alle kasiiyo Caruurteeda, Ehelada, qaraabada iyo Ummada Soomaaliyeed ee baxday Seynab Baxsan.

Seynab waxay heesaysay 1964-tii ka hor, waxaana ay caan noqotay markii ay ku biirtay kooxdii xoogga dalka, waxaana riwaayaddii ugu horraysay ee ay wax ka jisho ay ahayd Alla aamin ma iisho, taas oo uu alifay Abwaan Axmed Saleemaan Bidde.

Waxay ka mid ahayd fanaaniintii lagu aas aasay Hobollada Waaberi, waxaana ay wax ka jishay riwaayado badan, iyadoo qaaday heeso badan oo Jacayl ah, sida “reerkiina Hodankaa” oo ay Xasan Aadan Samatar wada qaadaan, “Geeri doortee maanta aan go’o, iyo heesa kale oo jacayl ah, halka kuwa wadaniga ahna ay ka mid ahaayeen “Geeshkayagow Guulaysta” Galladaan sugaynay iyo kuwa kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories