HomeWararGoodax Barre oo la dhigay Isbitaal galeyna xaalad adeg oo Caafimaad

Goodax Barre oo la dhigay Isbitaal galeyna xaalad adeg oo Caafimaad

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ku xanuunsanaya Isbitaal ku yaalla Magaalada Ankara ee dalka Turkiga, sida aan wararka ku helnay. Goodax Barre oo markii hore xaalad Caafimaad looga qaaday Muqdisho ayaa la dhigay Isbitaal ku yaalla Turkiga, isagoo maalmihii lasoo dhaafay halkaas ku […]

- Advertisement -

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ku xanuunsanaya Isbitaal ku yaalla Magaalada Ankara ee dalka Turkiga, sida aan wararka ku helnay.

Goodax Barre oo markii hore xaalad Caafimaad looga qaaday Muqdisho ayaa la dhigay Isbitaal ku yaalla Turkiga, isagoo maalmihii lasoo dhaafay halkaas ku xanuunsanayay, isla markaana lagu sameeyay Qalliin, kadib markii uu xanuun darran qabtay.

- Advertisement -

Ilo-wareedyo ku sugan Magaalada Ankara ayaa soo sheegaya in Wasiirkii hore ee Waxbarashada Gooda Barre Qalliinka looga sameeyay dhinaca Garabka, laguna guuleystay, ayna Qaliinka fuliyeen dhaqaatiir Turki ah.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in xaaladda Caafimaad ee Goodax Barre ay hadda kasoo hagaageyso sidii hore, xili la sheegay in markii laga qaadayay Caasimadda dalka ee Muqdisho uu haayay xanuun darran, uuna ka dareemyay Garabka laga qalay.

Wasiirkii hore ee Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaan kamid noqon Golaha Wasiirada Cusub ee uu soo magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, waxaana xilkaas loo magacaabay Cabdullaahi Abuukar Xaaji.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories