HomeCaalamkaMucaarad ku eedeeyay Dowladda Gini dilka 90 qof oo Rayid ah

Mucaarad ku eedeeyay Dowladda Gini dilka 90 qof oo Rayid ah

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Mucaaradka Dalka Gini ayaa waxa ay shegeen in Ciidamada Boliska dalkaasi ay  toogasho ku dileen in ka badan 90 qof, xilli ay dadkaasi dhigayeen banaanbaxyo looga soo horjeedo siyaasadda Madaxweeye Alpha Conde oo doonaya in mar saddeexaad loo doorto in uu Madaxweyne ka noqdo waddanka Gini.

Alpha Conde waa Madaxweeynaha waddanka Gini oo 82 jir ah ayaa waxaa uu doonayaa in uu ka qayb galo doorashada madaxtinnimo ee ka dhici doonta dalkaa 18-ka bishaan Octoober, waana markii  saddexaad ee uu konde doonayo in loo doorto Madaxweeynenimo.

- Advertisement -

Maallinimadii isniinta ayaa mucaaradka isbaheeysiga dalakaasi uu ka soo horjeestay alpha konde waxa ay daabaceen qoraal ay ku muujinayeen in ciidamada boliiska rabshadaha ka hor taga inay toogteen dad gaaraya boqol qofood oo rayid ah.

Wasiirka arrimaha amniga ee dalka gini albert damantang camara ayaa beeniyay sheegashada mucaaradka dadka ay sheegayan in ciidamadu ay toogteen.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories