HomeWararMid kamid ah ragii weerarka ku qaaday Hotel Cas-casey oo xukun lagu...

Mid kamid ah ragii weerarka ku qaaday Hotel Cas-casey oo xukun lagu riday

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta xukun ku riday mid kamid ah ragii weerarka ku qaaday sanadkii hore Hotelka Cas-casey ee Magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubbada Hoose. Maxkamadda Ciidamada ayaa soo gaba-gabeeysay dhageysiga Dawaca loo heysto Deeq Caliyoow Kuusoow oo la sheegay inuu kamid ahaa ragii weeraray Hotelka Cas-casey 12 kii […]

- Advertisement -

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta xukun ku riday mid kamid ah ragii weerarka ku qaaday sanadkii hore Hotelka Cas-casey ee Magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubbada Hoose.

Maxkamadda Ciidamada ayaa soo gaba-gabeeysay dhageysiga Dawaca loo heysto Deeq Caliyoow Kuusoow oo la sheegay inuu kamid ahaa ragii weeraray Hotelka Cas-casey 12 kii July sanadkii hore ee 2019.

- Advertisement -

Xeer Ilaaliyada Maxkamadda Jubblaland ayaa Maxkmadda ka dalbaday in eedeysanaha lagu rido xukun dil toogasho ah, kadib markii uu ka qeyb qaatay weerarkii khasaaraha ka badan geystay ee ka dhacay Magaalada Kismaayo.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Jubbaland ayaa xukun dil toogasho ah ku riday Caliyoow kuusoow Sida uu ku dhawaaqay Bashiir Maxamuud Xareed Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada.

Si kastaba weerarkii lagu qaaday sanadkii hore Hotelka Cas-casey ee Magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubbada Hoose ayaa waxaa ku geeriyooday 26 ruux oo ay ku jiraan Wariyeyaal oo kamid aheyd Hodan Naaleeye iyo dad kale oo magic lahaa, waxaana ku dhaawacmay 50 qof, iyadoo Mas’uuliyadiisa sheegatay weerarkaas Al-shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories