HomeWararWasiir Cawad oo kulan gaar ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Wasiir Cawad oo kulan gaar ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Siihayaha Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa la kulmay Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mr James Swan. Labada masuul ayaa kawada hadlay Iskaashiga Qaramada Midoobay iyo Soomaaliya iyo sidoo kale arrimaha xaalada Gobolka. Axmed Ciise Cawad ayaa warbixin ka siiyay Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan hormarka […]

- Advertisement -

Siihayaha Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa la kulmay Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mr James Swan.

Labada masuul ayaa kawada hadlay Iskaashiga Qaramada Midoobay iyo Soomaaliya iyo sidoo kale arrimaha xaalada Gobolka.

- Advertisement -

Axmed Ciise Cawad ayaa warbixin ka siiyay Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan hormarka ay dowladda Soomaaliya ka gaartay arrimaha amaanka xiriirka caalamiga aha ee saaxibada caalamka ,dhaqaalaha iyo dib ukabashada dalka

“Ergayga qaramada midoobay ee soomaaliya, James Swan, waxa sharaf u ahayd in uu la kulmay wasiirka arrimaha dibadda ee dalka, Axmed Ciise Cawad, si ay u falanqeeyaan arrimo ay ka mid yihiin iskaashiga Qaramada Midoobay, arrimaha Qaranka mudnaanta u ah iyo xaaladaha gobolka ka jira” ayaa lagu yiri Qoraal kasoo saaray Qoraal kasoo baxay Wasiirka Arrimaha dibadda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories