HomeCaalamkaMadaxweyne Trump dib u bilaabay ololihiisa Doorashada

Madaxweyne Trump dib u bilaabay ololihiisa Doorashada

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Ololoha doorashada Trump ayaa ku soo aadaya iyadoo doorashada madaxweynaha ay ka harsan tahay wax ka yer 3-todobaad, maadama doorashada ay ku jadwalaysan tahay Talaadada ugu horaysa bisha 11aad oo ku beegan 3da November. Madaxweynaha Maraykanka ayaa wuxuu ololihiisa dib uga billaabaya gobalka Florida, oo ah gobal ay ku tashanayaan Trump iyo musharaxa xisbiga dimuquraadiga […]

- Advertisement -

Ololoha doorashada Trump ayaa ku soo aadaya iyadoo doorashada madaxweynaha ay ka harsan tahay wax ka yer 3-todobaad, maadama doorashada ay ku jadwalaysan tahay Talaadada ugu horaysa bisha 11aad oo ku beegan 3da November.

Madaxweynaha Maraykanka ayaa wuxuu ololihiisa dib uga billaabaya gobalka Florida, oo ah gobal ay ku tashanayaan Trump iyo musharaxa xisbiga dimuquraadiga Joe Biden,Trump wuxuu saddex maalmood ku jiray isbitaalka ciidamada millatariga ee Welter Red gobalka Miiraliland, halkaasoo looga daweenayay xanuunka COVID-19.

- Advertisement -

Ololaha Trump ayaa ka dhici doona garoonka diyaaradaha Sanford, halkaasoo uu kula hadli doono taageerayaashiisa,Saraakiisha hoggaaminaya ololaha Trump ayaa saxaafadda u sheegay in madaxweynaha uu immaan doono garoonka caalamiga ee Orlando Sanford marka ay saacadda tahay 7-da fiidnimo,Kulankaan ayaa la baajiyay 2-dii bishan, kaddib markii madaxweynaha uu xanuunsaday

Trump oo 74-jir ah wuxuu Axaddii sheegay inuu ka soo bogsaday xanuunka Covid19, wuxuuna intaasi raaciyay in maanta oo Isniin ah uu gaari doono

Trump wuxuu saddex maalmood ka hor la kulmay boqolaal qof oo ku sugnaa South Lawn oo ku yaalla Aqalka Cad, waana markii ugu horraysay uu ka qaybgalo kulan tan iyo markii uu shaaciyay in laga helay xanuunka  coronavirus.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories