HomeWararMaamulka Puntland oo xukun ku riday Rag ka tirsan Al-shabaab

Maamulka Puntland oo xukun ku riday Rag ka tirsan Al-shabaab

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Maxkamada darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida iyo denbiyada Culus ee Gobolada Nugaal iyo Sool ayaa xukun ku riday saddex Nin oo lagu eedeeyay inay ka tirsan yihiin Al-shabaab. Raggaas ayaa la sheegay in Ciidanka amniga Puntland ay kusoo qabteen weerar Ciidamada ay ku qaadeen xubno ka tirsan Al-shabaab 21-kii bishii Ogoosto ee sandkaan, kaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamada darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida iyo denbiyada Culus ee Gobolada Nugaal iyo Sool ayaa xukun ku riday saddex Nin oo lagu eedeeyay inay ka tirsan yihiin Al-shabaab.

Raggaas ayaa la sheegay in Ciidanka amniga Puntland ay kusoo qabteen weerar Ciidamada ay ku qaadeen xubno ka tirsan Al-shabaab 21-kii bishii Ogoosto ee sandkaan, kaasi oo ka dhacay deegaan ka tirsan buuraleyda Galgala ee Gobolka Bari.

- Advertisement -

Xeer Ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada Saciid Xirsi Ibraahim ayaa Maxkamadda ka dalbaday in saddex eedeeysane lagu rido xukun dil toogasho ah, kadib markii deegaanada Puntland u tageen dhibaateynta shacabka.

Maxkamada darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida iyo denbiyada Culus ayaa laba kamid ah ragaas oo lagu kala magacaabo Ismaaciil Cabdullaahi Ibraahim iyo Xasan Kuulow Ibraahim ku riday xukun ah xabsi daa’in.

Ugu dambeyn Guddoomiyaha Maxkamadda Cabdiraxmaan Ciise Xuseen oo fadhiga soo xiray ayaa  amray in Ninka saddexaad oo lagu magacaabao Maxamed Ibraahim Isaaq lagu wareejiyo Wasaaradda Caddaaladda iyo Dhaqancinta Puntland, iyadoo sheegtay inay u cuskatay qaangaar la’aan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts