HomeWararKoonfur Galbeed oo Magacaawday Guddoomiye ku-xigeen Cusub (Wareegto)

Koonfur Galbeed oo Magacaawday Guddoomiye ku-xigeen Cusub (Wareegto)

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Wasiirka Wasaradda arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda degmada Wanla-weyn ee Gobolka Sh/Hoose. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Maxamed Abuukar ayaa waxaa xilka Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda Wanla-weyn loogu magacaabay Cabdiqaadir Abuukar Cabdulle, wuxuuna bedelayaa Guddoomiye ku-xigeenkii hore. […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaradda arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda degmada Wanla-weyn ee Gobolka Sh/Hoose.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Maxamed Abuukar ayaa waxaa xilka Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda Wanla-weyn loogu magacaabay Cabdiqaadir Abuukar Cabdulle, wuxuuna bedelayaa Guddoomiye ku-xigeenkii hore.

- Advertisement -

Magacaabista Cabdiqaadir Abuukar ayaa ku timid kadib markii la arkay baahida loo qabo in la helo Guddoomiye ku-xigeen Cusub oo  dardar-gelin kara howlaha shaqo ee horyaalla degmada Wanla-weyn.

Wasiirka arrimaha gudaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa shalay Aweys C/llaahi Cumar u magacaabay Guddoomiyaha Cusub ee degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, isagoo xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii hore ee degmadaas.

Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista ee kasoo baxday Maxamed Abuukar.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories