HomeWararAkhriso:-Shuruudaha looga baahan yahay musharaxiinta  Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka

Akhriso:-Shuruudaha looga baahan yahay musharaxiinta  Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

1-In uu yahay muwaadin Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed 2- Dhimirkiisu u dhan yahay 3-Da’diisu ka yarayn 25 sano 4-Aan xuquuuqdiisa muwaadinimo go’aan maxkamadeed lagu hakin shanti (5) sano ee ugu danbeysay. 5-Uu leeyahay ugu yaraan aqoon dugsi sare ama waayo aragnimo u dhiganta. 6- In uusan ka tirsanayn ama wax xiiriir ah la lahayn kooxaha argagixisada […]

- Advertisement -

1-In uu yahay muwaadin Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed

2- Dhimirkiisu u dhan yahay

- Advertisement -

3-Da’diisu ka yarayn 25 sano

4-Aan xuquuuqdiisa muwaadinimo go’aan maxkamadeed lagu hakin shanti (5) sano ee ugu danbeysay.

5-Uu leeyahay ugu yaraan aqoon dugsi sare ama waayo aragnimo u dhiganta.

- Advertisement -

6- In uusan ka tirsanayn ama wax xiiriir ah la lahayn kooxaha argagixisada ah

7-In uu haysto waraaqda danbi la’aanta ee hay’adda danbi baarista (CID) ee dalka.

8-Musharax kasta oo u tartamaya Galaha Shacabka ama Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waa in uu bixiyaa lacagta diiwan-galinta kuna shubaa xisaabta bankiga ee Guddiga Doorashooyinka.

  1. Lacagta diiwan-galinta Musharaxiinta u tartamaya Aqalka Sare waxay noqonaysaa $20,000 (labaatan kun oo dollar) musharax kasta.
  2. Lacagta diiwan-galinta Musharaxiinta u tartamaya Aqalka Golaha Shacabka waxay noqonaysa $10,000, (Toban Kun oo dollar) musharax kasta.
  3. Lacagta diiwan-galinta Musharaxiinta dib looma celinayo.
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories