HomeWararDhimasho iyo dhaawac ka dhashay Dad Muruqmaal ah oo Dhisme ku dumay

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Dad Muruqmaal ah oo Dhisme ku dumay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Khasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay kadib markii uu dhisme ku dumay dad Muruqmaal ah, kuwaas o la sheegay in ay dhisayeen Dhismaha dumay, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan. Inta la    Xaqiijiyay seddex ruux ayaa ku dhimatay halka 10 kalena ay ku dhaawacmeen, Dhismaha duwamay. dhacdada ayaa ka dhacday Magaalada Tog-wajaale, […]

- Advertisement -

Khasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay kadib markii uu dhisme ku dumay dad Muruqmaal ah, kuwaas o la sheegay in ay dhisayeen Dhismaha dumay, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan.

Inta la    Xaqiijiyay seddex ruux ayaa ku dhimatay halka 10 kalena ay ku dhaawacmeen, Dhismaha duwamay.

- Advertisement -

dhacdada ayaa ka dhacday Magaalada Tog-wajaale, waxaana dadkii dhaawacmay loola cararay Cusbitaalada ku yaalla magaaladaas.

Wararku waxaa ay sheegayaan in dadka dhintay uu ka mid ahaa qofkii lahaa dhismaha la dhisaayay.

Wali maamulka Magaalada Wax war ah kama soo saarin dadka ku dhintay Dhismaha dumay iyo waxa sababay in uu dumo Dhismahaasi, balse warar kaal duwan ayaa kasoo baxaya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories