HomeWararKheyre oo kulan xasaasi ah la qaatay Madaxweyne Qoorqoor

Kheyre oo kulan xasaasi ah la qaatay Madaxweyne Qoorqoor

Date:

Related stories

Haweeney Ruush ah oo 27 jeer uur qaaday, 69 carruur ah dhashay

Valentina Vassilyeva ayaa taariikhda lagu xusay inay 27 jeer uur qaadday, iyadoo dhashay 69 carruur ah, oo ay ku jiraan 16 laban-laab, 7 saddex-laab iyo 4 afar-laab.

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay kulan gaar ah Magaalada Muqdisho kula qaatay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor. Kulanka dhexmaray Kheyre iyo Madaxweyne Qoorqoor  ayaa waxaa inta uu socday looga Arrimaha Doorashada dalka ee 202/2021,  kaalinta ay Galmudug ku leedahay howlaha socda iyo Arrimo kale oo […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay kulan gaar ah Magaalada Muqdisho kula qaatay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.

Kulanka dhexmaray Kheyre iyo Madaxweyne Qoorqoor  ayaa waxaa inta uu socday looga Arrimaha Doorashada dalka ee 202/2021,  kaalinta ay Galmudug ku leedahay howlaha socda iyo Arrimo kale oo ku aadan Maamulka.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka oo qoraal soo saaray ayuu ku sheegay in kulan uu la qaatay Madaxweynaha Galmudug uu ahaa mid miro dhal ah, isla markaana ay sidoo kalena isla eegeen howlaha u qabsoomay Galmudugta loo dhan yahay.

“Waxaan xalay kulan miro dhal ah la qaatay madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Ahmed Abdi Kaarie Waxaan ka wada hadalnay arrimaha doorashada & kaalinta Galmudug, sidoo kale waxaan isla eegnay howlaha u qabsoomay Galmudugta loo dhan yahay iyo waxyaabaha horyaalla maamulkiisa” ayuu yiri Xasan Cali Kheyre.

Tan iyo markii uu shaaciyay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Xukuumadda Kheyre in uu yahay Musharax Madaxweynaha xilka Soomaaliya ayaa waxaa uu Muqdisho ka bilaabay kulamo siyaasadeed, isagoo la kumay Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Jawaari iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare  Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories