HomeCaalamkaIngiriiska oo ku dhawaaqay Go'aan Cusub oo looga hortegayo CORONAVIRUS

Ingiriiska oo ku dhawaaqay Go’aan Cusub oo looga hortegayo CORONAVIRUS

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ra’iisul Wasaaraha Britain, Boris Johnson ayaa ku dhawaaqay xanibaadyo cusub oo dheeri ah oo socon kara muddo 6 bilood ah iyo bandow lagu soo rogayo ganacsiyada qaarkood marka la gaaro tobanka fiidkii ee xiliga Britain. Boris Johnson oo la hadlayey mudanayaasha baarlamanka ayaa sheegay in ujeedku yahay in la bad-baadiyo waaxda caafimaadka ee NHS iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Britain, Boris Johnson ayaa ku dhawaaqay xanibaadyo cusub oo dheeri ah oo socon kara muddo 6 bilood ah iyo bandow lagu soo rogayo ganacsiyada qaarkood marka la gaaro tobanka fiidkii ee xiliga Britain.

Boris Johnson oo la hadlayey mudanayaasha baarlamanka ayaa sheegay in ujeedku yahay in la bad-baadiyo waaxda caafimaadka ee NHS iyo ilaalinta nafta iyadoo hoos loo dhigo xayiraadaha si loo helo isku dheeli tirnaan – waxaa uu ka sheekeeyay xiligii adkaa ee dalku uu soo maray.

- Advertisement -

Khubadda Ra’iisul Wasaaraha ayaa kusoo beegmaysa maalin uun kadib markii la taliyayaasha sar sare ee caafimaadka Britain ay sheegeen in bartamaha October uu cudurku maalin walba ku dhici doono 50,000 oo qof isla markaana ay u dhiman karaan 200 oo qof maalin walba, haddii sida xaalku hadda yahay aysan waxba iska badalin.

Xayiraadaha cusub waxaa kamid ah ganaax dhan £200 haddii qofku uu xiran waayo mask ama afka uusan daboolanXafiisyadu in ay sii xirnaan doonaan oo guryaha lagasii shaqeyn doono, maqaaxiyaha, baararka iyo goobaha lagu qaxweeyo in aysan shaqeyn karin 10:00 fiidnimo waxa ka dambeeya oo bandow ay galayaan, garoomada ciyaaraha oo sii xirnaan doona, in 15 qof ka badan aysan aroos isugu iman iyo 30 qof oo kaliya oo loo ogolyahay duugta ama aaska.

Goobaha waxbarashada ayaa sii furnaan doona iyadoo lagu dhaqmayo shuruudaha loo dajiyay sida uu sheegay ra’iisul wasaaraha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts