HomeCaalamkaDonald Trump oo ka shaqeynaya qorshe halis ah si mar labaad loo...

Donald Trump oo ka shaqeynaya qorshe halis ah si mar labaad loo doorto

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Wasiirka arimaha dibadda Mareykanka, Mike Pompeo, ayaa sheegay in cunaqabataynihii Qaramada Midoobay hore u saartay Iran dhamaantood haatan dib loo soo celiyey oo ay dhaqan gal yihiin.

Waxuu sheegay in uu ku rajo weynyahay in dhamaan dalalka xubnaha ka ah qaramada midoobay u hogaasami doonaan arintaas, hase yeeshee dalal badan ayaa ku nuuxnuuxsaday in aanay Washington xaq u lahayn inay sidaa u hadasho maadaama ay iyada ka baxday heshiiskii caalamiga ahaa ee nukliyeerka ee Iran lala galay 2015.

- Advertisement -

Dhanka kale wargeysyada ka soo baxa Ingiriiska kuwooda ugu maga dheer ayaa wax ka qoray xiisaddan ku soo korodhay xidhiidhka Maraykanka iyo Iran oo markiisa horba aad u cakirnaa.

Wargeyska The Independent, ayaa cadadkiisii maanta soo baxay ku waramay in maalmaha soo socda la filayo in Maraykanku culays dheeraad ah saaro Iran.

Culayska Maraykanku damacsan yahay inuu saaro dalkaas ayaa waxa ka mid ah in maraakiibta dagaalka ee Maraykanku ay biyaha caalamiga ah ku joojiyaan maraakiibta xamuulka ee Iran.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories