HomeCaalamkaDab xoog leh oo qabsaday Jaamacad weyn oo ku taalla Afrika

Dab xoog leh oo qabsaday Jaamacad weyn oo ku taalla Afrika

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Dab xooggan ayaa qabsaday dhismaha jaamacadda ugu weyn Afrika ee Makarere ee dalka Uganda, sida ay sheegayaan wararka laga helayo Magaalada Kampaala ee Caasimadda dalkaas. Illaa iyo hadda ma cadda sababta dabka dhalisay, sidoo kale lama hubo in dad ay ku jireen gudaha dhismaha markii dabku kacayay, waxeyna maamulka jaamacaddu sheegeen in dabku yahay mid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dab xooggan ayaa qabsaday dhismaha jaamacadda ugu weyn Afrika ee Makarere ee dalka Uganda, sida ay sheegayaan wararka laga helayo Magaalada Kampaala ee Caasimadda dalkaas.

Illaa iyo hadda ma cadda sababta dabka dhalisay, sidoo kale lama hubo in dad ay ku jireen gudaha dhismaha markii dabku kacayay, waxeyna maamulka jaamacaddu sheegeen in dabku yahay mid xooggan.

- Advertisement -

Waaxda dab damiska Boliiska ayaa isku dayaya xakameynta dabka, waxaana muuqaallo lasoo dhigay baraha bulshada ka muuqanaya holac ka baxaya dhismaha caanka ah ee jaamacadda oo loo yaqaano Ivory Tower.

Dabka ayaa ku sii faafaya saqafka sare ee jaamacadda, waxaana socda dadaalo ballaaran oo lagu deminayo dabkaas, isla markaana waxaa agagaarka Xarunta Jaamacadda buux-dhaafiyay gaadiidka deb demiska iyo kuwo kale oo gurmad ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts