HomeCaalamkaDibad-baxyo ballaaran oo weli ka socda Magaalada Bankog

Dibad-baxyo ballaaran oo weli ka socda Magaalada Bankog

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dibadbaxayaasha u ololeeya dimuqraadiyadda ayaa isugu soo baxay caasimadda Thailand ee Bankog, dibad-baxaan ayaa noqoya kii ugu weynaa ka dib afgambigii militari ee 2014 ka dhacay dalkaasi, kaas oo uu xukunka kula weegay ra’iisul Wasaare Prayuth Chan-ocha. Kumanaan qof oo mudaaharaadayaal ah ayaa Sabtida maanta isku dayay inay  xoog ku galaan xarunta Jaamacadda Bangkok ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dibadbaxayaasha u ololeeya dimuqraadiyadda ayaa isugu soo baxay caasimadda Thailand ee Bankog, dibad-baxaan ayaa noqoya kii ugu weynaa ka dib afgambigii militari ee 2014 ka dhacay dalkaasi, kaas oo uu xukunka kula weegay ra’iisul Wasaare Prayuth Chan-ocha.

Kumanaan qof oo mudaaharaadayaal ah ayaa Sabtida maanta isku dayay inay  xoog ku galaan xarunta Jaamacadda Bangkok ee Thammasat University, oo ah xarun muddo dheer astaan u ahayd dimuqraadiyadda,  balse waxay dibad-baxayaashu aadeen dhinaca beerta Sanam Luang ee ku dhow qasriga boqortooyada.

- Advertisement -

Warbaahinta Thailand ayaa saadaalisay in kumanaan qof oo dibad baxayaal kale ah ku biiri karaan isu soo baxa, lana filayo in uu socdo ilaa iyo Axada.

Booliska Bankok waxey sheegeen in ay howlgalin doonaan ciidamada ka hortagga rabshadaha si loo xakameeyo dibad-baxayaasha.

Muuqaalo iyo Sawirro laga soo qaaday dibad baxayaasha ayaa muujinaya iyaga oo isku sii fidinaya goobaha kale ee uusan dibad baxu gaarin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts