HomeWararTirada kiisaska COVID-19 ee dalka Soomaaliya oo gaaray 3,371

Tirada kiisaska COVID-19 ee dalka Soomaaliya oo gaaray 3,371

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay Dad cusub oo laga helay Cudurka COVID-19, xili Cudurka uu muuqdo mid kasii yaraanaya dalka Soomaaliya. Warbixin kooban oo lagu daabacay Bogga Wasaaradda Caafimaadka dowladda ayaa waxaa lagu sheegay 72-tii saac ee ugu dambeeyay laga baaray cudurka 385 ruux, isla markaana laga helay 9 qof. 6 kamid ah […]

- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay Dad cusub oo laga helay Cudurka COVID-19, xili Cudurka uu muuqdo mid kasii yaraanaya dalka Soomaaliya.

Warbixin kooban oo lagu daabacay Bogga Wasaaradda Caafimaadka dowladda ayaa waxaa lagu sheegay 72-tii saac ee ugu dambeeyay laga baaray cudurka 385 ruux, isla markaana laga helay 9 qof.

- Advertisement -

6 kamid ah xaaladaha cusub waxaa laga diiwaan geliyay Somaliland, 2 dowlad Goboleedka Puntland iyo Gobolka Banaadir oo hal ruux laga diiwaan-geliyay, kuwaasi oo dhammaantood ah rag, mana jirin dad ka bogsaday Cudurka oo la  shaaciyay.

Tirada guud ee xaaladaha Cudurka COVID-19 ee dalka Soomaaliya laga diiwaan geliyay waxey noqdeen 3,371, waxaa ka bogsooday 2,738ruux, waxaana guud ahaan dalka ugu geeriyooday 97.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories