HomeWararMaxaa looga hadlaya kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?

Maxaa looga hadlaya kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeelan doonaan Xaruntooda Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa uu yahay sida la qorsheeyay Akhrinta labaad ee sharciga hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha, kaasi oo dhawaan Akhrinta koowaad ay marsiiyeen Xildhibaanada. Xalay ayaa waxaa […]

- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeelan doonaan Xaruntooda Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa uu yahay sida la qorsheeyay Akhrinta labaad ee sharciga hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha, kaasi oo dhawaan Akhrinta koowaad ay marsiiyeen Xildhibaanada.

- Advertisement -

Xalay ayaa waxaa mudanayaasha Golaha Shacabka loo diray farriimo ku aadan inuu jiro kulanka Golaha, isla markaana looga baahan yahay in Xarunta ay soo xaadiraan 09:00 subaxnimo.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa tan iyo markii la daah-furay kal-fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka waxaa ay ku ansixiyeen sharciyo kala duwan, iyadoona weli ay horyaalan, kuwo kale oo looga baahan yahay inay ansixiyaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories