HomeCaalamkaMadaxweyne dhawaan la afgembiyay oo dalkiisa isaga tegay iyo sababta

Madaxweyne dhawaan la afgembiyay oo dalkiisa isaga tegay iyo sababta

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweynhii hore ee Mali Ibrahim Boubacar Keita, kaasi la afgambiyay bishii August ayaa waddanka ka tagay. Saraakiisha milatariga ayaa sheegay in Keita uu sababo caafimaad ugu duulay Isutagga Imaaraadka Carabta kaddib markii toddobaadkan gudihii dareemay xanuunka faaligga ama istaroogga. Keita oo 75 sanno jir ah ayaa Talaadadii la dhigay isbitaal ku yaalla magaalada Bamako, lix […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynhii hore ee Mali Ibrahim Boubacar Keita, kaasi la afgambiyay bishii August ayaa waddanka ka tagay.

Saraakiisha milatariga ayaa sheegay in Keita uu sababo caafimaad ugu duulay Isutagga Imaaraadka Carabta kaddib markii toddobaadkan gudihii dareemay xanuunka faaligga ama istaroogga.

- Advertisement -

Keita oo 75 sanno jir ah ayaa Talaadadii la dhigay isbitaal ku yaalla magaalada Bamako, lix maalmood kaddib markii ay xoriyaddiisa dib u siiyeen hogaamiyaasha miltariga ee xilka kala wareegay 18-kii Ogosto. Madixiisii hore ee shaqaalaha ayaa sheegay in Ibrahim Boubacar uu dalka ka maqnaan karo muddo ku siman 15 maalmood.

Mar sii horreeysay hogaamiyaasha miltariga ee la wareegay talada dalkaasi Maali ayaa magaalada Bamako ka bilaabay wadahadallo u dhaxeeya iyaga, mucaaradka iyo urururada bulshada.

Waxaa militariga talada la wareegay hogaaminayay Col Malick Diaw – oo ah ku xigeenka madaxa salhigga Kati – iyo abaanduule kale oo lagu magacaabo , Gen Sadio Camara, sida uu sheegay wariyaha BBC Abdoul Ba oo ku sugan magaaladda Bamako.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts