HomeCaalamkaDowladda Suudaan oo xaalad Deg-deg ah kusoo rogtay dalkeeda

Dowladda Suudaan oo xaalad Deg-deg ah kusoo rogtay dalkeeda

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Golaha Difaaca iyo Amniga Suudaan ayaa dalkaasi ku soo rogay xaalad degdeg ah oo socon doona mudd 3 bilood ah. Xaaladaan ayaa ka danbaysay kadib markii dalkaasi ay ku dhufteen daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah iyo fatahaad uu sameeyay wabiga Nay lee mara dhowr gobol oo dalkaasi ka mid ah. Bayaankaan ayaa intaasi raaciyay […]

- Advertisement -

Golaha Difaaca iyo Amniga Suudaan ayaa dalkaasi ku soo rogay xaalad degdeg ah oo socon doona mudd 3 bilood ah.

Xaaladaan ayaa ka danbaysay kadib markii dalkaasi ay ku dhufteen daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah iyo fatahaad uu sameeyay wabiga Nay lee mara dhowr gobol oo dalkaasi ka mid ah.

- Advertisement -

Bayaankaan ayaa intaasi raaciyay in Suudaan waqti xaadirkaan ay tahay dal ay ka jirto Masiibo ka dhalatay dabeecadda, waxaana la sameeyay gole sare oo la tacaala xaaladaha adag ee ka dhashay daadadka iyo fatahaadaha dalkaasi ka dhacay.

Dhanka kale wasiiradda Shaqada iyo horumarinta bulshada Suudaan Lena Al Sheikh ayaa sheegtay, in inta badan gobollada dalkaasi ay gaartey masiibada ka dhalatay daadadka oo saameyn ku yeelatay dad gaaraya Nus milyan qof waxaana ku burburay boqol kun oo guri.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories