HomeMaqalMaadxweynaha Puntland oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha Aqalka sare

Maadxweynaha Puntland oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha Aqalka sare

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid cabdulaahi Deni ayaa  kulan la yeeshay Guddoomiya Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Xubno kale oo ka tirsan Aqalka Sare. Deni ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay xarunta Aqalka sare waxaana uu kulan uu la yeeshay sida la sheegay Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. […]

- Advertisement -

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid cabdulaahi Deni ayaa  kulan la yeeshay Guddoomiya Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Xubno kale oo ka tirsan Aqalka Sare.

Deni ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay xarunta Aqalka sare waxaana uu kulan uu la yeeshay sida la sheegay Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Inta uu ku sugan yahay Xarunta Aqalka sare ayaa waxaa uu kala hadli doonaa xaaladda siyaasadeed ee dalku marayo, waxaana ugu horreeya wax yaabaha uu kala hadlayo arrimaha doorashooyinka dalka.

Deni oo malmahaan ku sugnaa Muqdisho ayaa wada hadallo iyo sidoo kale kulamo kala duwan waxaa uu la leeyahay mas’uuliyiinta Mucaaradka iyo qaar kamid ah Xildhibaanada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories