HomeWararDowladda Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Madaxda Bangiga Horumarinta Islaamka

Dowladda Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Madaxda Bangiga Horumarinta Islaamka

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb gashay Shir muhiim ah oo si toos ah loogu wada  hadlay Aaladda fogaan aragga. Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale beyle ayaa ka qayb galay shirka Madaxda Bangiga Horumarinta Islaamka, waxaana inta shirkaasi uu socday waxyaabo muhiim u ah Soomaaliya iyo guud ahaan waddamada islaamka. Wasiir […]

- Advertisement -

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb gashay Shir muhiim ah oo si toos ah loogu wada  hadlay Aaladda fogaan aragga.

Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale beyle ayaa ka qayb galay shirka Madaxda Bangiga Horumarinta Islaamka, waxaana inta shirkaasi uu socday waxyaabo muhiim u ah Soomaaliya iyo guud ahaan waddamada islaamka.

- Advertisement -

Wasiir Beyle oo shirka ka qayb galay ayaa sheegay in shirkaas looga hadlay waxyaabo ay ka mid yihiin iskaashiga iyo sii xoojinta taageerada Bangiga uu siiyo Soomaaliya, waxaana uu tilaamay in shirku uu muhiimad gooni ah u leyahay Soomaaliya.

“Waxa aan maanta shir muhiim ah la yeeshay Madaxda Bangiga Horumarinta Islaamka oo aan ka wada hadalnay sii xoojinta taageerada Bangiga uu siiyo Soomaaliya” Cabdiraxmaan Ducaale beyle.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories