HomeCaalamkaMidowga Yurub oo Turkiga uga digay arrin saameyn weyn yeelan karta

Midowga Yurub oo Turkiga uga digay arrin saameyn weyn yeelan karta

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Madaxa siyaasadda arimaha dibadda ee Midowga Yurub Josep Borrell ayaa uga digay Turkiga in uu wajihi doono cunaqabateyn hadii uu sii wado “ficillada gardarada ah ee bariga badda Mediterranean-ka ay ka wadaan sida uu hadalka u dhigay.

Hadalada Borrell ayaa yimid kadib kulan ay yeesheen wasiirada arimaha dibada ee dalalka midowga Yurub.

- Advertisement -

Sargaalkaan reer Yurub ayaa ka hadlay dareen kacsanaan leh oo ka soo kordhay ficilada Turkiga.

Turkiga ayaa gaas ka baaraya biyo ay Gariiga iyo Jaziiradda Cyprus aaminsanyihiin in iyagu leeyihiin .

Tallaabooyinka soo socda ee Midowga Yurub ayay u badantahya in looga wada xaajoon shir ay yeelanayaan wadamadaan oo dhacay 24- bisha September ee soo aadan .

- Advertisement -

Waxaana looga golleeyahay tallaabooyinkan in lagu xakameeyo awoodda Turkiga uu ku baadi goobeyo gaaska dabiiciga ah ee biyaha la isku haysto.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories