HomeWararXisbiyada Mucaaradka oo shaaciyay Mowqifkooda shirkii Dhuusamareeb

Xisbiyada Mucaaradka oo shaaciyay Mowqifkooda shirkii Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madasha Xibiyada qaran ayaa soo dhaweeyay Shirkii Dhuusamareeb, waxaana Madashu ay caddeysay Mowqifkooda ku aaddan shirkaas iyo waxa kasoo baxay. Madasha Xisbiyada waxaa ay sheegeen in ay soodhaweynayan doorasho waqtigeeda ku dhacda, iyagoo sheegay in waddada saxda ahayd horay loo qaaday. Sidoo kale waxaa madashu caddeysay in shirka uu wali qabyo yahay ayna ka dhiman […]

- Advertisement -

Madasha Xibiyada qaran ayaa soo dhaweeyay Shirkii Dhuusamareeb, waxaana Madashu ay caddeysay Mowqifkooda ku aaddan shirkaas iyo waxa kasoo baxay.

Madasha Xisbiyada waxaa ay sheegeen in ay soodhaweynayan doorasho waqtigeeda ku dhacda, iyagoo sheegay in waddada saxda ahayd horay loo qaaday.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa madashu caddeysay in shirka uu wali qabyo yahay ayna ka dhiman yihiin qaar ka mid ah saamileyda siyaasadeed ee dalka.

Hoos ka aqriso War-murtiyeedka MXQ

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories